Yariisow oo isaga oo Ilaalo badan wata booqasho ku tagay qaar kamid ah Isgoosyada Muqdisho (Sawirro)

Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) ayaa dhalinyarada ku nool Caasimadda ku boggaadiyey sida wanaagsan ee ula shaqeeyaa Ciidanka Amniga ka shaqeynaya. Guddoomiyaha oo xalay booqasho ku tagey qaar kamid ah isgoysyada ugu muhiimsan magaalada Muqdisho ayaa soo arkay howlgallo ay wadeen Ciidanka Amniga. Waxuna halkaas kula kulmay dhallinyaro Soomaaliyeed … Continue reading Yariisow oo isaga oo Ilaalo badan wata booqasho ku tagay qaar kamid ah Isgoosyada Muqdisho (Sawirro)